Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyarada Gaalkacyo oo bilaabay Qorshe Gargaar loogu arruurinayo fatahaadda Baladweyne

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dhallinyarada Gaalkacyo oo bilaabay Qorshe Gargaar loogu arruurinayo fatahaadda Baladweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kullan ay isugu yimaadeen Dhallinyarada Galmudug iyo Punland ayaa magaalada Gaalkacyo ka dhacay, waxaana ay uga hadleen sidii ay si mideysan uga qayb qaadan lahaayeen Gargaarka loo sameynayo Bulshada gobolka Hiiraan ee uu saameynta kuyeeshay Fatahaadda Wabigga Shabeelle.

Masuuliyiinta Maamulada Galmudug iyo Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa goobta joogay, waxaana ay shegeen in Dhallinyarada Gobolka Mudug ay bilaabayaan gurmad arruurinta nuucwalba leh oo ay ku caawinayaan walaalahooda kale ee sameeynta uu ku yeeshay Fatahaadda Wabigga.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhallinyarada ayaa magaalada Gaalkacyo iyo deegannada kale ee ka agdhow waxaa ay ka bilaabeen inay dadka kasoo aruuriyaan qofkasta wixii uu awoodo.

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobollka Hiiraan ayaa waxaa ku fatahay Wabigga Shabeelle waxaana arrintaas saameyn ku yeelatay dadkii magaalada deganaa oo u barakacay meel ka baxsan magaalada.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo guddi u saaray ka shaqeynta arrimaha Fatahaadda Wabiyada Shabeelle iyo Jubba “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada kala wareegay Deegaanno hoosyimaada Degmada Jamaame

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ku dilay lix ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada kala wareegay Deegaanno hoosyimaada Degmada Jamaame

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In