Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyarada SYPP oo hambalyo ku aadan 15-ka May u diray shacabka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dhallinyarada SYPP oo hambalyo ku aadan 15-ka May u diray shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xisbiga dhalinyarada ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan SYPP ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan xuska 74 guurada ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada ee S.Y.L ee 15-kii May Gobonimada doonka ahaa.

Guddoomiyaha Xisbiga dhalinyarada Maxamed Kheyre ayaa tilmaamay inay bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaan weyneynta iyo u dabaal degidda xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, oo ah maalin qiimo weyn ugu fadhiso dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

“Waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu u naxariisto geesiyaashii naftooda u huray xornimada maanta aynu ku naalooneyno, inta noolna waxaan Eebbe u rajeyneynaa inay ku noolaadaan caafimaad qab iyo barwaaqo, waxaana Alle ka baryeynaa in Ummadda Soomaaliyeed uu quluubtooda isku soo dumo, oo dhibaatada ku habsatay Eebbe ka qaado, si loo gaaro midnimo iyo horumar” ayuu yiri Maxamed Kheyre

Previous Post

Aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo lagu xusayo 15-ka May

Next Post

Hay’adaha Amniga oo Gacanta ku dhigay dadkii watay Gaariga Qarxay

Next Post
Dhageyso: Maxay ka dhigantahay soo gabagabeynta Doorashada xubnaha labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya

Hay'adaha Amniga oo Gacanta ku dhigay dadkii watay Gaariga Qarxay

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In