Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro isxilqaantay oo magaalada Jowhar ka qeybiyay agab looga hortago COVID-19 “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro isxilqaantay oo magaalada Jowhar ka qeybiyay agab looga hortago COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhallinyaro isxilqaantay ayaa maanta ka qeybiyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeele agab looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19 oo ah cudur dunidaan dhibaato badan ku haya.

Dhallinyaradaan ayaa agabka af xirka (Face Mask) ku wareejiyay koox ka shaqeeysa nadaafadda xaafadda Horseed oo ka mid ah afarta xaafadood ee magaalada, waxaana goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Xaafadda Horseed.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Xasan Suleeymaan iyo Shariif Axmed Calasow oo hormuud u ahaa dhallinyarada isxilqaantay ayaa waxay bulshada ku wacyigeliyeen in nadaafaddu ay ka mid tahay waxyaabaha looga hortagayo faafidda COVID-19, waxayna shacabka ka codsadeen in la qaato tallooyinka dhakhaatiirta iyo mas’uuliyiinta ku shaqada leh ka hortagga faafidda COVID-19.

Faadumo Cali Nuur oo ka mid ahayd shaqaalaha nadaafadda ayaa ka mahadcelisay agabka af xirashada ah ee ay dhallinyarada u keeneen.

Guddoomiyaha Xaafadda Horeed Cabdikariim Xaamud Xasan ayaa boogaadiyay dhallinyarada isxilqaantay iyo hawsha ay bulshada u hayaan, isagoo shacabka ka codsaday in lagu dadaallo sidii looga hortagi lahaa cudurka COVID-19.

Previous Post

Sawirada ciidanka xoogga dalka ee lagu carbinayo dugsiga Har-qaboobe ee Galgaduud +Sawirro

Next Post

Shirka guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shirka guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Shirka guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In