Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro iyo saraakiil boolis oo tababar loo soo xiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro iyo saraakiil boolis oo tababar loo soo xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed ( Kaniif ) oo uu wehliyo Aggaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Mundane Yuusuf Cali Maxmed ayaa galabta Tababar usoo xirey 64 ka mid ah (Communty team) ka dhisan 4 degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir iyo ku dhawaad 20 Sarkaal oo kamid ah Booliska Soomaliyeed kuwaas oo si wadajir ah Tababar kusaabsan xiriirka Bulshada iyo Boliiska ku qaatay Akadeemiyada Boliiska Soomaaliyeed ee Sarreeye Guuto Kaahiye muda todobaad ah .

Musuuliyiinta ayaa ku amaanney Taliyaha Hoggaanka Xiriirka Bulshada iyo Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Qaali Axmad Cadaaan sida wanaagsan ee ay u dhiseyso xiriirka Boliiska iyo Bulshada Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxay u mahadceliyeen hay’adda UNDP oo taabagilisay tababarkaan

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Taliye ku xigeenka ayaa kula dardaarmay Dhallinyarada in ay la shaqeeyaan Boliiska Soomaliyeed gacanna kusiiyaan sidii loogu adkaan lahaa khawaariijta ku dhuumanaysa Bulshada dhexdeeda.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax-dhigay xaafad casri ah

Next Post

Shirka dib-u-eegidda habraacyada isku dabaridka dhaqaalaha Buluugga ah oo ka furmay Muqdisho

Next Post
Shirka dib-u-eegidda habraacyada isku dabaridka dhaqaalaha Buluugga ah oo ka furmay Muqdisho

Shirka dib-u-eegidda habraacyada isku dabaridka dhaqaalaha Buluugga ah oo ka furmay Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In