Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ka shirtay horumarinta Gobollada Mudug iyo Galgaduud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Isbadal xooggan oo laga dareemayo Magaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhallinyarada Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa kulan ku yaashay magaalada Dhusamareb kaasi oo ay kaga hadleen doorka dhallinyaradu ka qaadan karto Horumarka Deegaanada Galmudug.

Madashaan oo ahayd mid balaaran ayaa lagu qabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaana ka soo qayb galay dhallinarada Degmooyinka iyo Deegaanada Galmudug io qaar ka soo laabtay qurbaha iyo marti sharaf kale.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayey sidii dhallinyaradu kaalin mug leh uga qaadan lahayd Horumarka Deegaanada Galmudug, waxaana shirka goob joog ka ahaa Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxa Golaha Wasiirada Galmudug oo shirak soo xiray ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay sida ay dhallinyarada isugu xiranyihiin inay ka qeyb qaataan horumarka, waxaana uu ku booriyey inay dadaalaan, iyagoo ka Madax banaan qabyaalad iyo hayb sooc, si horumar loo gaaro.

Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee dhallinyaradu isugu yimaadaan kana dhaca magaalada Dhusamareb ee Xarunta Galmudug, kaa soo looga hadlay ka qab qaadashada Horumarka deegaannada Maamulkaasi.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Safiirka Dalka Faransa u qaabilsan Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In