Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah dhallinyaradda Soomaaliyeed uu ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay in la joojiyo dagaaladda soo laa,laabtay ee ka dhacay deegaanada hoostada Degmada Cadale ee Gobolka shabeelaha Dhexe.

kulan ay isugu yimaadeen waxaa soo qaban qaabiyay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir Guhaad sheekh Xasan iyadoo  sidoo kale uu ku suganaa Gudoomiyaha ururka dhalinyaradda Gobolka Banaadir.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dhallinyaradda ayaana odoyaasha dhaqanka ku booriyay inay ku baxaan sidii wax looga qaban lahaa dagaaladdaan afeeyay dadka reer miyiga ah iyadoo sidoo kale door biday in laga  faa’ideysto kheyraadka ku jira gobolka gaar ahaan dalxiiska ,madaama deegaanku uu leeyahay xeeb aad u qurux badan sidoo kale waxa ay uga mahadceliyeen Gudoomiyaha masuuliyadda uu iska saaray sidii dhalinyarada ay qeyb-uag noqon laheyd deminta colaadaha iyu dib-uhishiinta intabnada.

“Waxaan guddoomiyaha uga mahadcelineynaa kulan qiimaha badan ee uu inoo sameeyay si aan uga dhiidhino dareenkeyna ku aadan dagaalada micno la,aanta ah ee kusoo laa’laabtay deegaano hoostaga Degmada cadalle ee Gobolka Shabeelah dhexe waxaan sidoo kale ku boorineynaa in odoyaasha dhaqanka ay ku baxaan sidii loo demin lahaa dagaalka “

Dhalinyarada ayaa sidoo kale sheegay inay tagi doonaan goobaha ay dagaaladu ka dhaceen si bulshada looga wacyi geliyo in xilligaan adag uu dalka ku jiro looga baahneen dagaallo, waxaa ay ugu baaqeen dhinacayada dirirtu dhax martay inay si sharuud la’aan ah ay joojiyaan dagaalka micno darada ah.

Tags: Dhallinyaro ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo Degmada Cadale+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo walaac ka muujyay faafidda iyo halista Covid 19

Next Post

Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Next Post
Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In