Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro ku nool dalka Swasiland oo guddoomiye u doortay Xasan Shariif.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro  ku nool dalka Swasiland oo  guddoomiye u doortay Xasan Shariif.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Swasiland ee dhaca Koofurta Africa ayaa sameystay urur ay ku mideeysanyihiin kaasoo loogu magacdaray  Golaha Midnimida Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Talo-wadaag.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaradaasi ayeey gudoomiye ugu doorteen  Xasan Shariif Macalin, iyagoo u rajeeyay in uu xilkaasi u guto si ay ku jirto waddaniyad, daacadnimo  iyo hufnaan.

Xasan Shariif Macalin oo loo doortay gudoomiyaha ururkaasi ayaa ballan qaaday in uu xilkaasi u gudandoono si ay ku jirto karti iyo waddaniyad, wuxuuna ka codsaday xubnaha ururkaasi in ay ula shaqeeyaan si daacadnimo ah.

Halkan hoose ka aqriso warqadda doorashada guddoomiye Xasan Shariif Macalin

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha cuusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo duubabka dhaqanka kala hadlay hawlaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed+ Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo duubabka dhaqanka kala hadlay hawlaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed+ Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo duubabka dhaqanka kala hadlay hawlaha dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed+ Sawirro

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In