Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xabsi ku yaala dalka India

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxaad  ka taqaanaa Magefe?  waa qabqable-dagaal oo Liibaayan ah oo quuta dadka tahriibka ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyaro ka badan 100 qof oo tan iyo sanadkii 2011-ka ku xirnaa dalka India, loona heysto burcad badeednimo ayaa lagu soo waramayaa inay ku jiraan xaalado nolol xumo, kuwaasi oo qaarkood lagu wado in maanta la maxkamadeeyo.

Sacdiyo Maxamuud Xuseen oo la dhalatay mid ka mid ah wiilasha Maxkamadda la soo saaro maanta, isla markaana la hadashay laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegtay in tan iyo 2011-kii ay ku xiranyihiin xabsiyo ku yaala dalka India, waxaana ay codsaday in dowladda ay gacan ka geysato sii deynta dhallinyaradan oo tiradoodu gaareyso 119-qof.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Sacidyo ayaa tilmaamtay in ay xiriir la sameeyeen mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee India, balse aysan ka helin jawaab ku filan, waxaana ay madaxda sare ee dowladda ka codsaday in la sii daayo dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada dalka India ee loo heysto falalka burcad badeednimada ah.

“Wiilasha intoo badan waqti kala duwan ayaa la soo qabtay, walaalkeyga waxaa uu ku jiraa meel gaar ah oo xabsiga ka mid ah, waxaana haya cudurka TB-da, taasi oo ka dhalatay baahida xabsiga uu kula jiray, waxaan codsaneynaa in dhallinyarada la soo badbaadiyo, walaalkeyga waxa uu ka midyahay maanta kuwa la maxkameynayo, haddii uu waayo garab, dib ayay u dhaceysa maxkamadeyntiisa” ayay tiri Sacdiyo.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowlad goboleedka Galmudug oo shaacisay in tiro ka tirsan Al-Shabaab la dilay

Next Post

Dowlad goboleedka Galmudug oo shaacisay in tiro ka tirsan Al-Shabaab la dilay

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In