Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro u istaagay dib u soo celinta bilicda Gaalkacyo oo bilaabay howlo isxilqaan ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro u istaagay dib u soo celinta bilicda Gaalkacyo oo bilaabay howlo isxilqaan ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Horseedka horumarka oo ah urur ay ku mideeysanyihiin dhallinyaro isxilqaamay una istaagay ka shaqeynta bilicda magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii u danbeeyay ka waday qeybo ka mid ah magaalada olale loogu magac daray dalkaagu adiguu ku sugaayaa, kaas oo dhallinyardu ay xoogga ku saareen qurxinta iyo dib usoo celinta bilicda magaalada Gaalkacyo, iyagoo rinjiyeen iyo qurxin ku sameeyay waddooyinka waaweyn ee magaalada

Dhallinyaradaan oo habeen iyo maalinba isku si uga shaqeeynaya bilicda magaalada ayaa waxa ay xalay olalaha dalkaagu adiguu ku sugayaa kala qeyb galay duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale iyo qaar ka mid ah xubnaha golaha deegaanka degmada, isagoo dhallinyarada isxilqaamay uga mahadceliyay sida ay ugu istaageen in ay ka shaqeeyaan qurxinta magaalada iyo u diyaar garoowga soo dhaweynta wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Waasaare Rooble oo lagu wado in maalmaha soo socda ay soo gaaraan magaalada Gaalkacyo

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Galmudug Axmed Shire Falagle oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale oo hor dhac u ah xubnaha Galmudug ee socdaalka ku wehlineysa Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha oo Galkacyo soo gaaray ayaa ka warbixiyay sida ay u socoto diyaar garoowga iyo soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay agab caafimaad “SAWIRRO”

Next Post

Maamulayaasha Caafimaadka Dagmooyinka Gobalka Banaadir oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Next Post
Maamulayaasha Caafimaadka Dagmooyinka Gobalka Banaadir oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Maamulayaasha Caafimaadka Dagmooyinka Gobalka Banaadir oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In