Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalooyin Qamri oo lagu burburiyay Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhalooyin Qamri oo lagu burburiyay Gobolka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kudhawaad kun dhalo oo ah Qamri noocyo badan isugu jira, laguna soo qabtay howlgallada ciidamada amniga Gobalka Mudug ayaa lagu burburiyay meel fagaare ah

Sagaal boqal sodan iyo sadax dhalo qamri ah isla markaana isugu jiray noocya kala duwan ayaa maanta lagu bur buriyay meel fagaaraa, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen mas’uuliyiinta maamulka Gobalka Mudug ee Puntland , saraakiisha laamaha amiga heer Gobal iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caddaaladda Puntland ilyaas Cabdi Maxamed.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Madasha lagu bur buriyay maandooriyaha ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Mudug ee Puntland Gaashanle Sare Muumin Cabdi Shire ayaa xusay in ciidamadu ay dadaal u galeen in gacanta lagu soo dhig Qamriga iyo sida ay uga go’an tahay soo afjaridda shabakadaha ka shaqeeya ka gaacsiga maandooriyaha

Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland ayaa digniin u diray cid kasta oo ku lug leh ka ganacsiga sharci daradaa ee Maandooriyaha.

Ugu danbeeyn Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caddaaladda ee Puntland ilyaas Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Caddaaladda la marsiin doono kuwii horay loo soo qabtay iyo cid kasta oo lagu soo qabto, iyadoo ku howlan cabista iyo ka ganacsiga Maandooriyayaashaa

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf

Next Post

Sawirro: RW Rooble oo mar kale ku celiyey in dalku galay xaalad adag

Next Post
Sawirro: RW Rooble oo mar kale ku celiyey in dalku galay xaalad adag

Sawirro: RW Rooble oo mar kale ku celiyey in dalku galay xaalad adag

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In