Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo Isu Socodka Dadweynaha Caasimadda Shiinaha ee Beijing oo 99% si Caadi ah Kusoo Laabtay.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo Isu Socodka Dadweynaha Caasimadda Shiinaha ee Beijing oo 99% si Caadi ah Kusoo Laabtay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida ay daabacday wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua maamulka maxalliga ah ee caasimada Shiinaha Beijing, waxay  si rasmi ah ugu dhawaaqeen in 99.9% dhaqdhaqaaqa ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha ee caasimada uu ku soo laabtay si caadi ah isla markaana ay dib u shaqo bilaabeen warshadaha waaweyn ee caasimadda.

Li Soo Fang, oo ah ku xigeenka agaasimaha guddiga horumarinta iyo dib u habeynta magaalada oo la hadlay wakaaladda Shiinaha Xinhua waxa uu sheegay in shirkadaha ugu waaweyn ee ku yaalla caasimadda Shiinaha ee Beijing ay shaqadii dib u bilaabeen isla markaana ay shaqadooda soo xaadireen dhamaan shaaalaha ka shaqeeya warshada iyo shirkadaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Arrintan ayaa imaaneysa kadib labo bilood iyo bar oo inta badan dalka Shiinaha uu la hakiyay isu socodkiisii taasoo keentay inuu hoos u dhaco ganacsiga iyo dhaqaalaha dalkaas, taasoo ka dhalatay kadib markii bilooyin kahor uu waddankaasi ku faafay viruska Corona kaasoo laayay kumanaan qof oo shiinays ah.

Sidoo kale Mr Li wuxuu sheegay in dhismayaasha ganacsiga iyo hoteelada eek u yaalla caasimadda Beijing ay dib u bilaabeen shaqadooda maalin laha ah isla markaana ay Dawladdu ay culayskii dadweynaha saarnaa ka qaaday.

Turjumaadii:- Zakariye Khaliif Faarax

Tags: Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga iyo Isu Socodka Dadweynaha Caasimadda Shiinaha ee Beijing oo 99% si Caadi ah Kusoo Laabtay.
Previous Post

Turkiga oo Markii Labaad Gargaar Caafimaadbaad u Diray Ingiriiska.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah, kuna saabsan ka hortagga cudurka COVID-19 la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah, kuna saabsan ka hortagga cudurka COVID-19 la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo kulan talo wadaag ah, kuna saabsan ka hortagga cudurka COVID-19 la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay'adaha Dowladda “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In