Kulan wacan dhegeystayaal todobakaan waxaan barnaamijka Wadajir ku qaadanaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud gaar ahaan Tiyaatarka Qaranka, maktabadda iyo madxafka qaranka iyo halka ay marayaan sidookale waxaa marti ku ah farshaxamiiste Aadan Faarax Afeey oo nooga waramaya nabadda iyo farshaxanka
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...













