Barnaamijkani waxaan ku eegaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Madxafka Qaranka iyo Maktabadda. iyo howlaha bilic soo celinta Caasimadda
WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...














