Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhegeyso Xildhibaan Dalxa ”Hala joojiyo Xiisadda Dagaal ee u dhaxayso Puntland iyo Somaliland”

admin by admin
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhegeyso Xildhibaan Dalxa ”Hala joojiyo Xiisadda Dagaal ee u dhaxayso Puntland iyo Somaliland”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Magaalada Tukaraq ee gobolka Sool una dhaxaysa Maamulada Puntland iyo Somaliland.

Xildhibaanka ayaa sheegay in dagaal uusan waxba soo kordhineen loona baahan yahay khilaafaadka jira in lagu dhameeyo wada hadal.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxgaradka labada dhinac ayuu fariin u diray xildhibaanka

Halkaan ka dhegeyso Waraysi uu la yeeshay Cabdishakuur Cali Axmed

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Waraysi-Xildhibaan-Dalxa-Xiisada-Puntland-iyo-Somaliland-.mp3
Previous Post

Dhageyso: Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sare u qaadidda tayada tacliinta sare ee dalka

Next Post

Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha DF Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Qardho “SAWIRRO”

Next Post
Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha DF Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Qardho “SAWIRRO”

Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha DF Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Qardho “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In