Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhibaatooyin haystay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Uganda oo la xaliyay “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Dhibaatooyin haystay dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Uganda oo la xaliyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulamadaan oo soo bilowday toddobaadkii hore oo lagu qabanayay xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa looga hadlayay sidii looga arrinsan lahaa caqabadaha soo wajahay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda, caqabadahaas oo ay kow ka ahaayeen amni daro iyo tuugo kusoo badatay  faadaha Soomaalida degto ee Kampala iyo in dhallinyaradda dhaqankeena suuban ka tagtay laga wacyi galiyo .

Danjiraha Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) safiirka Soomaaliya ee Uganda oo dhammaan kulamadan ka qeyb galay sidoo kalena goobjoog ka ahaayeen qunsulka safaaradda iyo xoghayaha 1-aad ee safaaradda,  ayaa sheegay in gacan wayn ka siin doonaan Jaaliyadda sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada u gaarka ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Munaasabad qado ah oo uu safiirka soo Agaasimay ayaa ugu dambeyntii loogga dhawaaqay in la sameeyo guddi,isugu jira odayaasha dhaqanka, culamaa’udiinka, waxgaradka iyo ardayda kasoo qeyb gashay ,iyagoo kaashanaya Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Safiir Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa in malmahan waday sidii safaaradda iyo dhinacyada kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda xariir dhaw u lahaan lahaayeen iyo haddii ay ahaan lahayd Ganacsatada, Ardayda, Culumaa’udiinka iyo Odayaasha dhaqanka iyo Jaaliyadda.

Previous Post

Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Next Post

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo furtay kulan looga hadlayay baahiyaha dadka naafadaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo furtay kulan looga hadlayay baahiyaha dadka naafadaha “SAWIRRO”

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo furtay kulan looga hadlayay baahiyaha dadka naafadaha "SAWIRRO"

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In