Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhibane Saneey Gaarane oo Shacabka Soomaaliyeed ka Codsaday inay u gurmadaan+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Dhibane Saneey Gaarane oo Shacabka Soomaaliyeed ka Codsaday inay u gurmadaan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Saneey Gaarane Cismaan Waa wiiil dhaawac Culus uu ka soo gaaray Gaari uu ka shaqeynayay oo ku dulfariistay taariikhda markii aheyd 05,06,Sanadkii tagay ee 2017 taasi oo sababtay inuu laf dhabarta uu ka jabo.

Dhawaca hadda ka muuqda waa dhinacyadiii uu ku jiifay maadaama uusan dhaq-dhaqaaqi karin, Dhibane Saneey gaarane Cismaan waxa uu hadda ku sugan yahay kaamka barakacayaasha EX Xeradii-77 ee degmada Hodan, ee magaalada muqdisho.

Dhibane Saneey Gaarane Cismaan oo ka hadlay sida uu soo gaaray dhaawaca waxa uu umad Soomaaliyeed ka dalbaday in la caawiyo.

“Dhaawacan waxa uu ahaa mid iga soo gaaray gaari aan ku hoos jiray oo aan farsameynaayay oo igu dul fariistay, laf dhabarta ayaana iga jabtay, waxaana walaalaheyga Soomaaliyeed ka dalbanayaa inay i caawiyaan”.ayuu yiri Dhibane Saneey.

Adeerkiisa Xasan Ibraahim Daafeed oo hadda gacanta ku haaya  dhibane Saneey Gaarane Cismaan ayaa sheegay inaysan Awoodin waxii ay ku daweyn lahaayeen.

“Ma awoodno lacag aan ku daaweyno Saneey, waxaan umadda Soomaaliyeed ka codsaneynaa in gargaar deg deg ah loo fadiyo”.ayuu yiri Xasan.

Inta Walal Soomaaliyeed ka damqanaya dhibka soo gaaray Wiilkaasi Soomaaliyeed KALA XARIIR TELFOON NAMBAR 0618633539 oo laga helo dhibane Saneey Gaarane Cismaan ama 0615748590 oo laga helo walalkiisa

FG. Dhibane Saneey Gaarane waxa uu u baahan yahay Gurmad Deg-deg oo Caafimaad ah Mahasanidiin.

Previous Post

Faa’iidada Dawladda Soomaaliya ee Shirka Shaqaalaha Aduunka ee Switzerland.

Next Post

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka

Next Post
Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In