Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha KMG ah ee uu Golaha shacabka ku shaqeyn doono oo la kormeeray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dhismaha KMG ah ee uu Golaha shacabka ku shaqeyn doono oo la kormeeray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo xubnaha Guddiga joogtada ah ee Xildhibaanda Golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday kulan aqoon isweydaarsi ah oo ay la qaadaneyeen Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeeray xarunta Guddoonka iyo guddiyada ee VIlla Hargeysa oo uu ka socdo dhismaha xarunta uu ku shiri doono golaha Shacabka oo heer gaba gabo ah mareysa iyo qeybaha ay ka koobantahay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Xaruntan oo uu golaha shacabka ku shiri doono inta laga dhisayo xarunta weyn ee Golaha Shacabka oo dhowaan dib u dhis lagu bilaabi doono ayaa ah xarun KMG ah oo hadii golaha dhismahooda weyn loo dhisana looga faa’iseysan doono howlaha kale ee golaha oo ay ka mid tahay xarun tabbabar oo dhanka sharciyada ah iyo howlaha kale ee Golaha Shacabka muhiimka u ah ayay maanta si wadajir ah dhamaan qeybaha ay ka koobantahay u kormeereen.

Xubnaha gudiga joogtada ah golaha wakiilada ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galaya kulan aqoon isweydaarsi ah oo ay la yeelanayaan Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka, kulankaasi oo ujeedkiisu uu yahay  sidii loo dar dar gelin lahaa xiriirka dhow iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada guddi joogto iyo xoojinta wada shaqeynta guddiyada isku shaqada ah, kaasoo uu dhawaan furay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka.

Previous Post

Ciidammada DANAB oo raashiin ka qeybiyey Sabiid iyo Caanoole “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda+sawirro

Next Post
Maamulka wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda+sawirro

Maamulka wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda+sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In