Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Mashaariic Horumarineed Oo Ka Bilaawday Deegaanka Bandiiradleey “SAWIRRO”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Dhismaha Mashaariic Horumarineed Oo Ka Bilaawday Deegaanka Bandiiradleey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada dowlada fadaraalka soomaaliya Prof C/llaahi sheekh Cali (Qaloocoow) Iyo wasiiru dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo ay wehliyeen masuuliyiinta maamulka Gobalka mudug ayaa maanta si
rasmi ah u dhagax dhigay xarunta maamulka Dagmada Bandiiradleey iyo xarunta garsoorka deegaankaasi kuwaasi oo ay dhismahoodu u fulinayaan wasaarada maaliyada Dowlada Fadaraalka soomaaliya dowlad gobaleedka Galmudug iyo maamulka iyo Bulshada deegaanka Bandiiradleey ee Gobalka
Mudug.

Dhagax dhiga kadib ayaa waxaa ugu horeeyn madasha laga dhagax dhigay xarumahaan ka hadlay Gudoomiyaha Gobalka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan oo ugu horeyn uga mahad celiyay dowlada fadaraalka soomaaliya gaar ahaana wasaarada maaliyada mashruuca dhismaha xarumahan isagoo sidoo
kalana sheegay in mashrucaan uu noqan doono mid u hirgala sidii loogu tala galay balse dowlada fadaraalka soomaaliya ay ka codsanayaan wax ka qabashada baahiyo fara badan oo dhanka xarumaha adeegyada bulshada kuwaasi oo uu tilmaamay in ay ka jiraan deegaano fara badan oo ka
tirsan gobalka mudug ugu gudoomiyaha ayaa xusay in ay ka rajeynayaan hay adaha kale ee  dowlada fadaraalka doorka ay ku leeyihiin in ay wax kala qabtaan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Wasiiru dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose  ee Galmudug Cumar Maxamed Diiriye  ayaa isna dhankiisa sheegay in mashrucaan uu yahay mid  ku yimid wada shaqeynta dowlada fadaraalka soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Galmudug sidaa darteedna shacabka reer Galmudug looga baahan yahay in ay dowladooda dhaxe iyo tan galmudugba la shaqeeyaan taasoo oo uu xusay in haddii la helo dowlada fadaraalka soomaaliya ay ka saacidi doonto mashaariic kale oo ku aadan baahiyada dhanka adeega bulshada ee ka jira guud ahaan deegaanada Galmudug.

Ugu danbayna Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada dowlada fadaraalka soomaaliya Prof;C/llaahi sheekh Cali (Qaloocoow) ayaa sheegay in mashruucaan laga hirgalinayo deegaanka Bandiiradleey uu qeyb ka yahay mashaariic ay wado dowlada fadaraalka soomaaliya gaar ahaan wasaarada
maaliyada kuwaasi oo qaarkood laga hirgaliyay deegaano fara badan oo ka tirsan dalka sidoo kalana laga bilaabi doono kuwa kale oo aan lahayn xarumaha adeegyada bulshada sida dagmada iyo garsoorka.

Waxaa Diyaariyay Wariye C/risaaq Maxamed Axmed (Galkacyo)

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Taallada Shuhaddada Ciidamada Imaaraadka+Sawirro

Next Post

Wasiir Yariisoow ” ku dhawaad boqol dagaalyahano ah ayaa lagu dilay Diinsoor”

Next Post
Wasiir Yariisoow ” ku dhawaad boqol dagaalyahano ah ayaa lagu dilay Diinsoor”

Wasiir Yariisoow ” ku dhawaad boqol dagaalyahano ah ayaa lagu dilay Diinsoor”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In