Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhismo Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xarunteeda dhexe kusoo kordhisay dhisme 2 dabaqa oo cusub taasi oo sahli doonta fududeynta howlaha ay Wasaaradda u hayso bulshada Sooomaaliyeed ee adeegyada usoo dhoonta

Wasiirka Waxbarashada mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji oo hadal ka jeediyay munaasabda xarig jarka dhismaha cusub, ayaa sheegay in ay muhiimadiisa koobaad ka mid aheyd dib-u-dhiska, qiimeynta xurumaha Wasaaradda Waxbarashada si ay kaalin wanaagsan uga qaadato gudashada waajibaadka shaqo ee shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada taasi oo gacan ka gaysan doonta in bulshada looga adeego si wanaagsan, sidoo kale waxaa goob joog ka ahaay Wasiirka Batroolka Mudane Cabdirashiid Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha mudane Maxmamed Aadan Macalin, ayaga oo ku amaanay Wasiirka Waxbarashada dhaxalka wanaagsan ee uu uga tegay Wasaaradda Waxbarashada, ayna uga dayan doonaan Wasaaradaha kale ee dowlada dib u dhiska xurumaha Wasaaradaha.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada mudane Caabi Xasan oo hadal kooban jeediyay munaasabadda ayaa sheegay in mudadii koobneynd ee Wasiirka ay wada-shaqeynayeen uu wakhtigiisa inta ugu badan geliyay dhismaha xaruntaan maadaama Wasiirka laftiisu yahay Engineer wakhti badan kasoo shaqeeyay howlaha dhismaha.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka Arrimaha Bulshada XFS Oo Ka Wada Hadlay Barnaamijka Baxnaano

Next Post

Soomaaliya oo dadaal ugu jirta ku biirusta  dalalka ku mideysan Daladda Bulshada Bariga Africa(EAC).

Next Post
Soomaaliya oo dadaal ugu jirta ku biirusta  dalalka ku mideysan Daladda Bulshada Bariga Africa(EAC).

Soomaaliya oo dadaal ugu jirta ku biirusta  dalalka ku mideysan Daladda Bulshada Bariga Africa(EAC).

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In