Heyโadda Maeykanka u qaabilsan cilmiga ama sahminta dhulka ayaa sheegtay in dhul gariirku ku baahay qiyaastii 60km magaalada Hastrud, ee dhacda Gobolka Azerbaijan, wax yar ka hor waaberigii maanta oo Jimco ah.
Warbaahinta dowladda Iiraan ayaa xaqiijisay khasaaraha dhacay ee isugu jia dhimashada,dhaawaca iyo burburka guryaha.
Dalka iiraan axaa ku soo noqnoqday dhulgariirada ka dhaca dalkeeda,waxaana sanadihii 2005-tii.2012-kii iyo 2017-kii shilalka dhlgariirka ku dhintay in kuj dhow 2-kun oo ruux.