Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhuusamareeb: Arday la baro farsamada gacanta oo ka warbixiyay xaaladooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Jimciyadda ASAL oo siminaar lagu baranayo Wadaniyadda u qabatay Arday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xirfadaha Gacanta ayaa waxa ay yihiin kuwo wax wayn ka tara Maaraynta Nolosha Bulshada gaar ahaan kuwa Danyarta ah bilo ka hor ayaa magaalada Dhusamareb laga hirgaliyey Iskuul lagu Barto Xirfadaha Gacanta, waxaana ka faa’iidaystay Dad ka badan Laba Boqol oo Qof kuwaasi oo isugu jira Rag iyo Haween waxaana Mashruuc fulinayey Hay’ad Maxali ah ah taasoo lagu magacaabo RAADO kana Howlgasha Deegaanada Galmudug.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ardayda ayaa waxa ay soo bandhigeen Xirfadihii la soo baray kuwaasoo kala ah Harqaanka, Cilaan-saarka, Farsamada Telefoonada iyo Korontada, waxaana ay sheegeen inay aad ugu faraxsanyihiin farsamada gacanta ah ee ay barteen.

Cabdirisaaq Maxamed Kadiye waxa uu ka mid yahay Maamulka iyo Macalimiinta, waxa uuna kula dardaarmay in wixii la soo baray ay Bulshada dib ugu celiyaan si looga faa’iido, iyagana wax soo saar ugu noqoto.

Wabarashada oo heerar kala duwan leh ayaa waayihii dambe samaynaysay kobac balaaran Gobolka, waxaana meesha ka baxay dadkii Wabarashada u doonan jiray meelaha kale

By; Maxamed Cabdi

Previous Post

Hawl-wadeenada Madaxtooyada Qaranka oo maanta ka qeyb qaatay Ololaha IS-XILQAAN “Sawirro”

Next Post

Ciidamada ammaanka oo fashiliyay qarax miino oo lagu aasay Heliwaa

Next Post
Ciidammada Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhagar qabayaal iyo hubkoodii

Ciidamada ammaanka oo fashiliyay qarax miino oo lagu aasay Heliwaa

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In