Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib u dhiska garoomada diyaaradaha ee Hirshabeelle oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dib u dhiska garoomada diyaaradaha ee Hirshabeelle oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeele iyo mas’uuliyiin kale ayaa magaalada Jowhar kula kulmay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya oo shalay halkaasi gaaray.

Madaxda Hirshabeele iyo wafdigan oo uu hoggaaminayay Maareeyaha  Guud ee Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka Soomaaliya Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle) ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin sidii maamulka Hirshabeele looga gacan siin lahaa mashaariic horumarineed sida dib u dhiska garoomada Diyaaradda.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Cabdullaahi Maxamed Rooble Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in ay joogaan meel bilaaw ah oo u baahan in wax loo qabto.

“Hadad waxaan joogaan meel bilow ah,maamulada kale marka loo fiiriyo marka waxaan rajaynaynaa in aad gaari doono horumar,wafdigiina waxaan idinkaga baahanahay sidii aad gacan nooga siin lahaydeen howlaha lagu horumarinayo Hirshabeele”. Ayuu yiri Wasiirka Gaadiidka Hirshabeele.

Mudane Cabdullaahi Maxamed Rooble ayaa intaasi ku daray in ay rajo wanaagsan ka qabaan in ay gaaraan dhawaan horumaro lamid ah kuwa kajira deegaanada kale oo maamul goboleedyada Dalka,wuxuuna soo hadal qaaday sida laga ma maarmaanka ay u tahay dib u dhiska garoomada Diyaaradaha Hirshabeele.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo soo deynaysa 20 Carruur ah oo ka mid ahayd Tahriibayaasha ku xanniban Liibiya “Dhageyso”

Next Post

Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska oo dhiiri gelin u sameeyay ciidamado uu ku booqday Baydhabo

Next Post
Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska oo dhiiri gelin u sameeyay ciidamado uu ku booqday Baydhabo

Ku-simaha Taliyaha ciidanka booliska oo dhiiri gelin u sameeyay ciidamado uu ku booqday Baydhabo

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In