Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib u habeynta manhajka waxbarashada ee dalka oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan looga hadlayay manhajka Waxbarashada Soomaaliya sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa oo waxbarashada dalku hal manhaj u yeelan lahayd ayaa waxaa uu maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho, waxaana ka qayb galay masโ€™uuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka iyo sidoo kale masโ€™uuliyiin ka socotay maamul goboleedyada dalka ka jira, waxaa kale oo ka qayb galay xubno ka socday Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed iyo sidoo kale hayโ€™ada waxbarashada Africa .

Kulanka ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixin laga soo sameeyay ilaa 11 gobol oo dalka ka tirsan, waxaana ka qayb galayaasha la siiyay siminaar hal maalin ah, waxaana dadka ka qayb galay looga fadhiyaa in ay soo saaraan goโ€™aan mideysan oo manhajka waxbarashada dalka lagu sameynayo .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Agaasimaha Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada mudane Ismaaciil Yuusuf oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in muhiimadda kulanku yahay in dib u habeyn lagu sameeyo manhajka waxbarashada dalka, isla markaana xubnaha kulanka loo qabtay looga fadhiyo in Soomaaliweyn ay u soo saaraanย  manhaj tayeysan.

โ€œManhajkaan u baahanahay maanta waxaa uu noqon karaa sida meeshaan ku taala manhaj dhisi kara waxbarashada, manhaj aan dadka isku diri karinย  barnaamijkaan maanta ku saabsanย  hayโ€™adaan INT ay nagala qayb qaadaneyso Wasaaraduna ay hogaamineyso, waxaan rabnaa in aad looga dodoโ€ayuu yiri Ismaaciil.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Mudane Xaamud Cali Xasan ayaa waxaa uu si faah faahsan uga hadlay muhiimada ay leedahay in dalku yeesho manhaj mideysan waxaana uu la dar daarmay ka qayb galayaasha inay ka faaโ€™iideystaan siminaarka loo furay.

โ€œWaxaa weeye howshu howl yar maahan. in la is xilqaamoย  ma ahan work shop-kaan in la fariisto oo la iskaga tago, waxaa weeye masโ€™uuliyad weynbaa idin saran, qodobada laga dhaqaaqayo idinka ayaa sameynaya iyo manhajka laga dhaqaaqayo ee aan Ummadda dhex geyneyno oo dowladda dhex geyneynoโ€ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka.

.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in beesha caalamka ay bogaadisay horumarka dowladda โ€œDhageysoโ€

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In