Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad-bax ballaaran oo ka socda caasimadda dalka Thailand ee Bankog

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Dibad-bax ballaaran oo ka socda caasimadda dalka Thailand ee Bankog
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibadbaxayaasha u ololeeya dimuqraadiyadda ayaa isugu soo baxay caasimadda Thailand ee Bankog,dibad-baxaan ayaa noqoya kii ugu weynaa ka dib afgambigii militari ee 2014 ka dhacay dalkaasi,kaas oo uu xukunka kula weegay ra’iisul Wasaare Prayuth Chan-ocha.

Kumanaan qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa Sabtida maanta isku dayay inay  xoog ku galaan xarunta Jaamacadda Bangkok ee Thammasat University, oo ah xarun muddo dheer astaan u ahayd dimuqraadiyadda,  balse waxay dibad-baxayaashu aadeen dhinaca beerta Sanam Luang ee ku dhow qasriga boqortooyada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

warbaahinta Thailand ayaa saadaalisay in kumanaan qof oo dibad baxayaal kale ah ku biiri karaan isu soo baxa,lana filayo in uu socdo ilaa iyo Axada.

Booliska Bankok waxey sheegeen in ay howlgalin doonaan ciidamada ka hortagga rabshadaha si loo xakameeyo dibad-baxayaasha.

mid ka mid ah dibaxayaasha ayaa yiri  ” waan sii wadi doonaa dalabkeenna, Muwaadin ahaan, waa inaan awoodnaa inaan u dagaalanno xuquuqdeenna nama istaajin karaan ,hadda waxaan jabinay albaabka koowaad waana sii socon doonnaa ilaa aan ka helno dimuqraadiyad”.

muuqaalo iyo masawiro laga soo qaaday dibad baxayaasha ayaa muujinaya iyaga oo isku sii fidinaya goobaha kale ee uusan dibad baxu gaarin.

Previous Post

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha oo magacaabay guddiga munaasabadda xil wareejinta ra’iisul wasaaraha cusub+SAWIRRO

Next Post

Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Ruushka oo dib ugu soo laabtay baraha bulshada ka dib xaalad khatar ah uu galay

Next Post
Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Ruushka oo dib ugu soo laabtay baraha bulshada ka dib xaalad khatar ah  uu galay

Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Ruushka oo dib ugu soo laabtay baraha bulshada ka dib xaalad khatar ah uu galay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In