Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Digniino laga soo saaray duufaanno laga cabsi qabo inay ku dhufato xeebaha dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Duufaanno daadad wata oo ku dhuftay deegaanno ka tirsan gobolka Bari “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda sida Eyl iyo Xaafuun 3da bisha Novembar oo Axada ku beegan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeya ayaa sheegay in duufaan xoogleh laga cabsi qabo inay ka dhacdo qaar ka mid ah deegaannada dalka, isla markaana shacabka ku nool deegaannada xeebta looga baahanyahay inay ka fogaadaan xeebaha badda cas.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan deegaannada  Puntland iyo Somaliland la wadaagayaa in la filayo ama ay jirto filasho ah inay duufaan la dhaho Care ay deegaannada saameyso 3-da October oo Axadda ku beegan, gaar ahaan deegaannada Eyl,  Xaafuun iyo Xeebaha Sanaag ayay ku soo socotaa, waxaa la qayaasayaa in Soomaaliya ay ku gaarto 75% duufaanta, waxaana kula talineynaa inay digtoonaadaan marka la gaaro 1-da bisha November oo ay tegeen meelo ka baxsan xeebta”ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Wasiir Maareeye ayaa hoosta ka xariiqay dowladda ay shacabkeeda xog dheer ah ka sii doonto waxa ku soo kordha duufaanta laga cabsida qabo inay ku dhufato xeebaha dalka.

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2379030032351346/

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2379030032351346/?t=18

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2379030032351346/

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2379030032351346/?t=18

Previous Post

Wasiir Maareeye oo shaaciyay in gurmad balaaran uu beri gaari doono Beladweyne

Next Post

UN, Somalia recommit to end the recruitment and use of child soldiers

Next Post
UN, Somalia recommit to end the recruitment and use of child soldiers

UN, Somalia recommit to end the recruitment and use of child soldiers

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In