Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diiwaangelinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka socota Kismaayo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Diiwaangelinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka socota Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland  ayaa bilaabay diiwaangelinta Musharrixiinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa ayaa musharax Xildhibaan Xamse Cabdi Barre oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP 203 gudoonsiiyay shahaadada musharaxnimo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Musharax Xamse Cabdi Barre ayaa noqonaya musharaxii ugu horeeyey ee qaata shahaadada musharaxnimo.

Silamid ah Musharax Xildhibaan Maxamed Cali Cumar ayaa noqday musharaxii labaad ee la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo.

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa musharax Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP 108 guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo.

Diiwaangelinta Musharrixiinta 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ayaa si toos ah uga socota magaalada Kismaayo, Musharax Xildhibaan Ibraahim Cabdulle Ibraahim ayaa noqday musharaxii Seddaxaad ee u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP 108 ee la guddoonsiiyay shahaadada musharaxnimo.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay Shir ay kasoo qeyb galeen hey’adaha Maxaliga

Next Post

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay liiska kurasta la doorandoono

Next Post
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay liiska kurasta la doorandoono

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo shaaciyay liiska kurasta la doorandoono

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In