Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dilalka sanadkan ee magaalada Toronto oo korartay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dilalka  sanadkan ee  magaalada Toronto oo korartay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in dilalka ka dhacay magaalada oo ay ku jiraan kuwa loo adeegsaday qoryaha ay kordheen sanadkan marka loo eego sanadkii tagay.

Hubka sida sharci darrada ah kusoo galaya magaalada, ayaa la sheegay inay sabab u tahay kororka dilalka la xiriira toogashada.

10kii bilood ee la soo dhaafay 74 ruux ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Toronto 40 kamiya ayaa loo adeegsaday rasaas bisii la soodhaafay ee October 11 ruux oo 8 kamida loo adeegsaday rasaas ayaa ladilay  tirada dhimashada ee sanadkaan ayaa ka sareesa marka lala barbardhigo sanadkii tagay 2020 guud ahaan sanadkaas Waxaa magaalada lagu dilay 61 qof ilaa iyo hadda 13 qof oo ka badan tiradii hore ayaa la dilay.

Madaxa  dooliska ee magaalada Toronto James Ramer ayaa shirjaraa’id Ku sheegay in korarka dilalka loo adeegsanayo rasaasta ay ugu wacantahay hub sharci daraa oo Ka soo galaya dhanka Marekanka iyo korarka xanuunka dhimirka inta lagu guda jira xanuunka saf marka ah ee COVID-19.

Madaxa dooliska magaalada Toronto
James Ramer ayaa yiri ” waxaan Ku nool nahay dal xuduuda ugu dheer ee aanan la ilaalin laleh dalka Marekanka oo Qoryaha dhaqan u ah waana xaalad adag oo u baahan in aan wax Ka qabano waana dhibaatada ugu ween ee magaalo ahaan na heesata” ayuu yiri James Ramer.

Madaxa dooliska ee magaalada Toronto ayaa xusay in xogta ay hayaan boolisku ay sheegeeso in 80% Qoryaha danbiyada loogu geesto magaalada ay Ka yimaadaan Marekanka.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo

Next Post

Degmada Gaalkacyo oo lagu tukaday salaad roob doon ah ” SAWIRRO”

Next Post
Degmada Gaalkacyo oo lagu tukaday salaad roob doon ah ” SAWIRRO”

Degmada Gaalkacyo oo lagu tukaday salaad roob doon ah " SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In