Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad nuuca duuliye la’aanta ah oo saameyn ku yeelatay howlihii duulimeed ee garoon kuyaal Mareykanka January 23, 2019

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Diyaarad nuuca duuliye la’aanta ah oo saameyn ku yeelatay howlihii duulimeed ee garoon kuyaal Mareykanka January 23, 2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa gebi ahaanba hakad ku yimid howlihii adeega duulimaad ee garoonka Caalamiga ah ee diyaaradaha Newark magaalada New Jersey ee dalkaasi Mareykanka kadib markii lagu arkay halkaasi ilaa 2 diyaaradood oo ah nuuca aan luulihaha wadin ee loo yaqaano Drone,sida ay sheegeen saraakiisha maamulka hawada garoonkaasi.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Garoonkan ayaa kamid ahaa 11kan garoon ee ugu mashquulka badan wadankaasi Mareykanka,waxaana la sheegay in diyaaradaha duuliye la’aanta  ah ay aad ugu soo dhawaadeen jawi hoosi taasi oo cabsi badan dhalisay.

Dhacdadan ayaa lamid ah midi ka dhacday magaalada London ee xarunta dalka Britain markii lagu arkay diyaarad aan duuliye wadin,taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay howlaha duulimad iyo dareenka kumanaan qofwaxaana muddo 3 maalmood ah xayirnaa duulimaad yadii.

Mas’uuliyiinta heer federal ee maamulka garoonka ayaa sheegay in ay ka war Helen digniino ku aadan in la arkay diyaarad nuuca duuliuye la’aanta ah,kadibna waxaa ay go’aan sadeen in hakad la geliyo shaqada si loo xaqiijiyo bad qabka duulimaad.

Waxaa soconaya dadaal dib loogu bilaabayo shaqooyinkii hakadka galay marka uu soo dhamaado baaritaankaasi.

Dalka Mareykanka waxaa ka diwaangashan ialaa 1.3 Milyen oo Drones ah,balse Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegaya in ay jiri karaan diyaarado kale oo aan la diwaangelinin,waxaana socda baaritaano xoogan.

Muddooyinkii ugu dambeeyey dalalka Mareykanka iyo Britain waxaa jiray tuhuno iyo cabsi ku aadan isticmalka aaladaha Droneska,oo qeyb ka ah habka sir doon oo ay adeegsadaan dowladaha,taasi oo keeni karta shaki iyo tuhun farabadan,balse majiraan warar rasmi ah oo ka so baxay dowladda Mareykanka oo ku aadan dhacdadani.

Previous Post

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Boliiska Kenya

Next Post

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Next Post
Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In