Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarada Turkiga Oo Ku Ciladowday Hawada Soomaaliya Ayaa Si Nabad Uga Soo Dagtay Garoonka Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Diyaarada Turkiga Oo Ku Ciladowday Hawada Soomaaliya Ayaa Si Nabad Uga Soo Dagtay Garoonka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaraddan oo sidday 207 rakaab ah ayaa ku wajahnayd dhinaca dalka Turkiga waxaana ay la kulantay ciladda dhinaca oxygen-ka ah kaddib markii uu gabaabsi ku noqday xilli ay sii galaysay hawada dhinaca Itoobiya.

Sida ay sheegeen maamulka hayโ€™adda duulista rayidka Soomaaliya ee oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in diyaaraddu ay si nabad ah ku soo cago dhigatay iyadoo eegayaan injineerada Shirkadda duulimaadka si loo hagaajiyo cilladda.

Related posts

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026

โ€œDiyaaradda ayaa waxa ay saacadu marka ay aheyd 1:15 ka duushay garoonka aadan cade ee magaalada Muqdisho waxaana markii ay ku dhaweyd hawada dalka itoobia ku timid cilad hase ahaatee markii dambe waxa ay si nabad ah dib ugu soo laabatay garoonka Aadan Cade iyadoo nabad qabta mana jirto halis hada.

Ugu dambeyn diyaaradda ayaa loo hagaajiyay Xiriirka duulimaadka kaddibna ka duushay Garoonka iyadoo kusii jeeda dalka turkiga oo ay hore ugu socotay.

Turkish airline oo bilowday duulimaadyo joogto oo ay ku timaado dalka sanadkii 2012-kii, Turkiga ayaa ah saaxiibka ugu awoodda badan oo isticmaalay 1 bilyan oo doolar sanadkii 2011-kii taasi oo isagu jirta gaargaar iyo soo celinta kaabayaasha dalka ee burburay 30-sano kahor.

By Weriyaheynaย  Garoonka Aadan Cade Maxamednuur Maxamed

Tags: Diyaarada Turkiga Oo Ku Ciladowday Hawada Soomaaliya Ayaa Si Nabad Uga Soo Dagtay Garoonka Muqdisho
Previous Post

Golaha Shacabka Ee Berri Ka Doodaya Hindise Sharciyeedka Hayโ€™adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ๐’๐’ ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’e

April 11, 2026
0

๐‘น๐’‚โ€™๐’Š๐’”๐’–๐’ ๐‘พ๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’† ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚ ayaaย  ๐’’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’‚๐’๐’†๐’†๐’‡๐’๐’๐’๐’Œ๐’‚ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐‘ด๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’†๐’š๐’๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฑ๐’‚๐’ƒ๐’–๐’–๐’•๐’Š ๐‘ฐ๐’”๐’Ž๐’‚๐’‚๐’„๐’Š๐’Š๐’ ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฎ๐’†๐’†๐’๐’๐’†

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Tripoli uga qeybgalay dib u howlgelinta xarunta (CEN-SAD),

April 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In