Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaradaha Yuhuudda oo duqeeyay Falastiin

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Diyaaradaha Yuhuudda oo duqeeyay Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaaradaha dagaalka Yuhuudda ayaa beegsaday bartilmaameedyo ku yaalla dhulka Falastiin kaddib markii dagaal yahannada Falastiiniyiinta ee ku sugan magaalada Gaza ay gentaallo ku tureen Israa’iil.

Militeriga Israa’iil ayaa sheegay in ku dhawaad 10 goobood oo Xamaas leedahay la beegsaday subaxnimadii hore ee Arbacada maanta kaddib markii 15 gentaal ay ku soo dhaceen koofurta Israa’iil.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Tallaadadii, gentaal laga soo tuurey dhanka Gaza ayaa ku dhacay magaalo xeebeedka Isreal ee Ashdod, labo ruux ayaa ku dhaawacmay.

Falastiiniyiinta waxay baadi goobayaan sidii ay u heli lahaayeen dowlad madax bannaan oo ayaga leeyihiin hase yeeshee heshiiskan Mareykanku dabada ka riixayo ayaa loo arkaa in qadiyadda Falastiin uu caqabad ku yahay.

Illaa iya hadda ma jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay duqeymihii u dambeeyey, Isreal waxay sheegtay in gentaalada Xamaas soo tuurtay hawada lagu burburiyay ayna kaga hor tageen hannaanka difaaca gentaallada ee loo yaqaano Iron Dome.

Bayaan ka soo baxay Militeriga Isreal ayaa lagu sheegay in ay beegsadeen labo goobood oo Xamaas hubka iyo qaraxyada ku farsameeyaan iyo goobo kale oo lagu tababaro dagaalyahnada Falastiiniyiinta.

Arrintan ayaa imaanaysa xilli Isreal, Baxreyn iyo Imaaraadka Carabta heshiis ku wada saxiixdeen Mareykanka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la kulmay Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koofur galbeed+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In