Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Diyaaraddii ugu horeysay ee qaadata ruqsadda oo rakaab geysay Kismaayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya islamarkaana ah diyaaraddii ugu horaysay ee iska diiwaan galiso wadankeena Soomaaliya

Diyaaraddan ayaa saaka kaso kacday garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaana ay siday rakaab sodon (30) qof gaaraya iyadoo ay maanta u ahayd duulimaadkeedi ugu horeeyay ee ay samayso tan iyo markii laga soo gaday dalka Koofur Africa.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Maamulka Garoonka Diyaaradah Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo Maamulada Shirkaddaha Diyaaraddaha ee ka shaqeeya magaalada Kismaayo ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay wadajir uga wada shaqeenayay sidii loo hormarin lahaa islamarkaana diyaaraddaha ka howl-gala deegaanada Jubbaland ay u noqon lahaayeen kuwo haysta Sharciga Soomaaliya si bulshada ay mar walba u ahaadaan kuwo adeegyada loo hayo sare loo qaaday.
Cabdixakiin Daahir Maxamed oo ah madaxa Shirkadda Halla ee iska leh diyaaraddan duulimaadyada ka bilowday deegaanada Jubbaland gaar ahaan Caasimadda KMG ah ee Jubbaland ee Kismaayo ayaa faah-faahin ka bixiyay sida diyaaradan ay duulimaadkan ku bilowday iyo nidaamkii ay ku qaadatay Sharciga Taarkaada Diyaaraddaha ee Dalkeena.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgalo amni ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Amniga oo kiiska dilka Guddoomiyihii degmada Hodan ku wareejiyey Xeer ilaaliyaha Maxlamadda CQS “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Amniga oo kiiska dilka Guddoomiyihii degmada Hodan ku wareejiyey Xeer ilaaliyaha Maxlamadda CQS “SAWIRRO”

Wasiirka Amniga oo kiiska dilka Guddoomiyihii degmada Hodan ku wareejiyey Xeer ilaaliyaha Maxlamadda CQS “SAWIRRO”

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In