Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Al-Shabaab oo la’a meel ay galaan xilli Diyaarado Joog Hoose Kuduulaya ay ku raad joogaan

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Al-Shabaab oo la’a meel ay galaan xilli Diyaarado Joog Hoose Kuduulaya ay ku raad joogaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarado  Dagaal ayaa lagu arkayaa Deegaano ka tirsan Goboka
Galgaduud gaar ahaan Deegaanada Ceel-garas, Xamur, Ceel-lahelay,
Wamooleey iyo Ceel-qooxle oo Dhanka Koofur-bari ka xiga Magaalada
Dhuusamareb.

Related posts

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026

Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in
Diyaaraduhu ay ku socdaan Joog hoose, Dadkuna ay arki karaan Ciidamada saran
waxa ayna Mararka qaar ku soo dhowaanayaan Dhulka.

Deegaanada lagu arkayo Diyaaradaha ayaa waxaa ku sugan Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ku waa soo mararka qaar isaga baxa Meelaha ay ku sugan
yihiin si ay uga maataan Diyaaradaha ku waa soo beegsanaayo Xarumaha Maleeshiyaadka argagixisada ay kaga suganyihiin deegaanada Galmudug.

Dadka deegaanka  ayaa inoo sheegay in Maleeshiyaadku ay Bulshada ku amreen
inaysan u soo dhowaan Xeryahooda, waxaana xusid mudan inay horay Dadka
uga mamnuuceen isticmaalka Taleefoonada Smartphone-ka ah.

Arrintan Diyaaradaha ayaa waxa ay ku soo aadaysaa Xili dhawaan Duqaymo
lagu la  beegsaday Maleeshiyaadka Al-shabaab Meelo ka mid ah Gobalka Mudug
taasoo saamayn xoog leh ku yeeatay Argagixisada Al-shabaab laguna
wiiqay, waxa ayna hada Maleshiyaadku bilaabeen inay Xiliyada qaar ka
baxaan Tuulooyinka si ay  Howdka Gabaad ka
dhigta.

Previous Post

Safarkii aan kusoo maray caalamka iyo waxyaabihii cajiibka ahaa ee aan kusoo arkay!

Next Post

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Al shabaab oo lagu dilay deegaanka Guulane ee Shabeellaha dhexe

Next Post
Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Al shabaab oo lagu dilay deegaanka Guulane ee Shabeellaha dhexe

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Al shabaab oo lagu dilay deegaanka Guulane ee Shabeellaha dhexe

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In