Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaargarowga iyo Ra’yi ururinta Guddiga Doorashooyinka Madaxa bannaan

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Diyaargarowga iyo Ra’yi ururinta Guddiga Doorashooyinka Madaxa bannaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Gudoomiye ku xigeenka guddiga madaxa banan ee doorashooyinka  Md.Sayid Cali Shiikh Maxamad ayaa ka warbixiyay kulammo magalada boosaaso ay kula qateen qaybaha kala duwan ee bulshada sida waxgaradka, Culumaa’udiinka, odayaasha Haweenka iyo dhalinyarada ku dhaqan magaladaasi taasi oo lagaga hadlayay nuuca doorasho ee ka  dhici karta dalka Soomaaliya iyo qaabka ay u qabsoomi karto sanadka 2020ka.

Guddoomiye ku xigeenka oo lahadlayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mudadii sadaxda maalin ay ku sugnaayeen magalada Boosaao ay la kulmeen qaybaha bulshada isla markaana ay wax ka weydiiyen nuuca dooorasho ee  dalka ka dhaceysa 2020ka, islamarkana  ay dhageysteen talooyinka ay soo bandhigeen bulshada unagudbin donaan madaxda dalka.

waxaan soo gabab gabeynay kulamadii rayi ururinta ee an layeelanaynay bulashada qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan Bosaaso, waxayna noo soo gudbiyeen aragtidooda la xiriirta qaabka ay u arkaan inay dhaqan gal ku noqon karto doorashada hal qof iyo hal cod  sanadka 2020ka, sidaana waxaa yiri guddomiye ku xigeenka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Sayid Cali Shiikh Max,ed.

Guddiga doorashoyinka madaxa bannaan ayaa mudooyinki danbe waday safarro ay ku tagayeen deeganno badan oo dalka ah si ay u soo ururiyaan aarada bulshada ku nool gobolada ee ku aadan qaaabka ay noqon karto doorshada la qorshaynayo in ay dalka ka dhacdo 2020ka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maraykanka oo Xayiraadda Ka qaaday Qaxootiga dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Next Post
Maraykanka oo Xayiraadda Ka qaaday Qaxootiga dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Maraykanka oo Xayiraadda Ka qaaday Qaxootiga dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In