Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood ku saabsan Maareynta kala Aragti Duwanaanta Bulshada oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dood ku saabsan Maareynta kala Aragti Duwanaanta Bulshada oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood waxaa diirada lagu saaray  maaraynta kala’ri duwanaanta oo ay Madsha Kulan ee fikradaha iyo dooduhu-Kulan Forum for ideas and debates soo qaban-qaabisay ayaa lagu qabtay magalaada Moqdishu

Dooddan furan ayaa waxaa ka soo qaybgalay haldoorka bulshada-gaar ahaan dhalinyarada, macalimiinta dugsida sare, saxafiyiin iyo agaasimyaal warbaahineed.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Ustaad Cabdirxaman Macali Ahmed Ablaal oo ka mid asaasyaashii waxbarashada ahliga ah kadib burburkii dalka iyo hoggaamiye bulshada rayidka ah , Maxamed Ibraahim Macalimuu- Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka sidoo kalana u dhaqdhaqaaqa xoriyatul qowlka, Axmed Cabdihadi agaasimaha madasha Kulan Forum, iyo Maxamed Dugow oo ah aqoonyahan da’yar oo arimaha dhalinyarda u dhaqdhaqaaqa ayaa horseed (Panelist) ka ahaa dooda.

Doodan oo si qodo dheer mowduuca la iskula lafa guray ayaa waxaa xoogga lagu saaray sidii meesha looga saarilahaa gacan ka hadalka ka dhasha kala ra’yi duwanaanta.

“ Soomaaliddu waxay tirahaadaa nin aan warankaagu gaarin, weedhaado ma gaarto, taasi waxay tusaale u tahay in aan nahay bulsho gacan ka hadalku u sahlanyahay” waxaa saas Yiri Maxmed Ibrahim Mocalimuu.

Wax ka badalka qaab fikireedka  bulshada si loo gaaro is ogol bulsho oo ceebaysata gacan ka hadalka “ waa in aan ka shaqaynaa sidii ay ceeb u noqon lahayd in qof loo gacan qaado iyo in uu asago gacan qaad arin ra’yi kala duwaansho ka dhalatay owgeed” waxaa saas yiri mid ka mid ah dhalinyardii aqoonyahnada ahayd ee dooda ka soo qaybgalay.

Dr Abdirxmaan Macalin Axmed (Ablaal) ayaa asna dhiniciisa sheegay in dhammaan arimaha ay ka dhashaan ama sababab gacan ka hadalka ay tahay in xal loo raadiyo “ arimaha khayraadka, xukunka iyo arimaha kale ee keeni kara agacan ka hadal Balaaran waa in xal loo helaa” Ustaad Ablaal.

Waxaa kaloo la soo jeediyay in manhjaka waxbarashada ee iskuulada lagu daro xiisado iyo cashiro jiilka da’yarta ah lagu baro kala ra’yi duwanaanta iyo in ay tahay lagama maarmaan bulsho.

“Bulshooyinka qaar ayaga oo aad kula gaddisan ayay haddana wada noolyihiin kadib markii ay samaysteen astaamo (values) iyo qaab fikireed u suurta galinya wada noolaasho wadareed” waxaa saas yiri agaasimaha Madasha Mr Axmed Cabdihadi

Madasha Kulan Forum for ideas and debates ayaa u taagan in la helo bulsho wadahadalka iyo isku dulqaadashadu u tahay wax ugu sareeya ee ay ku faanto.

 

 

Previous Post

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ka Qeyb Galay Munaasabad Ka dhacday Magaalada Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Odoyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Xeraale oo ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda soo cusboonaatay “SAWIRRO”

Next Post
Odoyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Xeraale oo ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda soo cusboonaatay “SAWIRRO”

Odoyaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Xeraale oo ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda soo cusboonaatay "SAWIRRO"

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In