Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan tahriibka looga hadlay oo muqdisho ka dhacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan tahriibka looga hadlay oo muqdisho ka dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood ku saabsanaayd sidii looga hortagi lahaa dhibaatada Tahriibka, loogana wacyi gelin lahaa dhalinta in ay galaan badaha, oo lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa qeybta hore marti ku ahaa Guddoomiyaha Degmadaa Kaxda iyo Korneeyl Zakiya Xuseen.

Korneyl Zakiya Xuseen oo ka tirsan lamaha ammaanka ayaa ka hadashay doorka laamaha ammaanku  ay ka qadanayaan ka hortagga Tahriibka, iyadoo bulshada ka codsaday in gacan lagu siiyo arrintaasi.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhalinyarada ka qaybgalayay barnaamijka ayaa dhankooda waxa ay weydinayeen  Su’aalo la xariira dhibatooyinka tahriibka, Cabdiladiiful Badawi oo ah Guddoomiyaha degmada Kaxda oo ka jawabayay Su’alha Dhalinta ka imanayay ayaa xusay sanadihii u danbeyay Dhallinyarada sida sharci darrada ah uga gudbay iyo kuwa ku nafwayaay biyaha  qaaradda  yurub ay isa soo tarayeen.

Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi iyo Guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka banaadir Jawaahir Baarqab oo martida kasoo qayb gashay ka mid ahaa ayaa ka hadlay kaalinta hooyooyinka Soomaliyeed ay ka qadaan karaan ka hortaga tahriibka, iyagoo xusay inay ka go’antahay sidii wadajir looga qeyb qaadan lahaa joojinta tahriibka.

Intaasi kadib waxaa la guda galay qeybta danbe ee doodda waxaana marti ku ahaa Xildhibaan faarax Sheekh Cabdulqaadir oo horay u soo noqday Wasiirka Cadaalada iyo Wasiirka Dahlinyaradaa iyo Cayaaraha Maxamed Cabdullahi Xasan “Nuux” ayaa dhankooda ka hadlay doorka ay dowladda ka qaadan karto, iyagoo si wada jir ah u tilmaamay inay la shaqeynayaan hay’adaha amniga ee arrintan loo xilsaaray, isla markaana ay wacyi gelin u sameynayaan dhalinta badaha ku dhamaneysa.

Wasiirka diinta iyo Awqaafta Cabdulqaadir Sheekh Cali Ibraahim “Baqdaadi” ayaa sheegay in Wasaaraddu ay gacan ka geysan doonto wacyi gelinta dhallinyarada, si looga digo qatarha ay leedahay tahriibka.

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay doorashada iyo xiriirka Ruushka

Next Post
Madaxweynaha oo maanta furidoona kalfadhigi ugu dambeeyay ee Baarlamanka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay doorashada iyo xiriirka Ruushka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In