Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood-wadaag ku saabsan dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacay magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Dood-wadaag ku saabsan dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacay magaalada Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Gudigga Madaxa banaan Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan dood-wadaag si wadajir ah ugu qabtay magalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka dood-wadaaga ah ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka Koonfur Galbeed waxa ayna su’aallo weydiyeen madaxda seddexda hay’ad ee u xilsaaran dhameeystirka dastuurka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu horeyn, Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Mudane Aaden Maxamed Xasan oo shirka ka hadlay ayaa sheegay inay ka go’antahay in Koonfur Galbeed ay ka qeyb qaadato dhameeystirka dastuurka

Sidoo kale, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xuseen Cabdi Cilmi oo ka jawaabayay su’aallo ay weydiinayeen ka qeybgalayaasha ayaa sheegay in bulshada rayidka aan looga maarmeyn dhameeystirka dastuurka.

“Shacabka reer Koonfur Galbeed waa shacab aaminsan una baahan Dowlad Federal ah, waa sida kaliya ee ay xaquuqdooda u heli karaan, waxaa lagama maarmaan ah in shacabku doorkooda ka qaataan oo aysan Dastuurka ku helayn dowladda dhexe ama dowlad goboleed. Shacabka ayaa dastuurka leh ee ha ilaalshadeen hakuna dhaqmeen si loo kala badbaado.” Ayuu yiri Wasiir Ku-xigeenka.

Ugu dambayn, qeybaha kala duwan ee bulshada Koonfur Galbeed ayaa waxa ay talooyiin ku saabsan qodobada masiiriga ah ee dastuurka ku jira la wadaageen hay’adaha u xilsaaran qabyo tirka dastuurka.

Previous Post

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay madax ka socota Hay’adda NRC ee Soomaaliya

Next Post

Shahaado Sharaf la Guddoonsiiyay Haweenka Howlaha Guud ka qabtay Madaxtooyada Qaranka

Next Post
Shahaado Sharaf la Guddoonsiiyay Haweenka Howlaha Guud ka qabtay Madaxtooyada Qaranka

Shahaado Sharaf la Guddoonsiiyay Haweenka Howlaha Guud ka qabtay Madaxtooyada Qaranka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In