Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood Wadaag ku saabsan Dowlad wanaagga oo lagu qabtay Gaalkacyo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Dood Wadaag ku saabsan Dowlad wanaagga oo lagu qabtay Gaalkacyo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood wadaagaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug, oo ay ka arragti dhiibanayeen dad-weyne farabadan ayaa xalay ka dhacay magaaladda Gaalkacyo. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Mudane Abshir Cabdi Sheekhow.

Waxaa sidoo kale Dood Wadaaga goob-joog ahaa Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug, Xubno ka mida kuwa golaha deegaanka ee dagmada Galkacyo, Aqoonyahano, Ardayda jaamacadaha iyo Xubno ka socday Ururada dhallinyarada iyo Haweenka Gobalka Mudug.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi shèekhoow,Ayaa ugu horreyn sharaxaad buuxda ka siiyay ka qeyb galayaashii Dood Wadaaga, ujeedka laga leeyahay dood wadaaga ku saabsan Dowlad wanaaga iyo isla xisaabtanka taas oo loo marayo Warbaahinta.

Kulanka ayaa Wasiirka Warfaafinta Galmudug,lagu waydiiyay su’aalo ku aadan Moduuca miiska saarnaa ee ahaa Dowlad wanaagga iyo la xisaabtanka Dowladda ayada oo loo maraayo Warbaahinta.

Aqoon yahannaddii kulanka kasoo qeyb galeen ayaa tallooyin ku biiriyay Dood la xisaabtanka Dowladda.

Previous Post

Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay madax ka socotay  hay’adda UNFPA

Next Post

Labada Gole Baarlamaanka JFS oo yeelanaya kulan wadajir ah

Next Post
Labada Gole Baarlamaanka JFS oo yeelanaya kulan wadajir ah

Labada Gole Baarlamaanka JFS oo yeelanaya kulan wadajir ah

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In