Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doodda Kordhinta xubnaha Joogtada ah ee golaha Ammaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Doodda Kordhinta xubnaha Joogtada ah ee golaha Ammaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergada Joogtada Soomaaliyeed ee Qaramada Midoobay oo ka qeybgashay doodda Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo looga dooday, kordhinta xubaha joogtada ah ee Golaha Amniga, oo ay jiraan dalal dhowr ah oo dalbanaya inay la kordhiyo, maadaama haatan ay yihiin shan dal oo kaliya.

Danjire Cawaale Cali Kullane ahna ku-xigeenka Ergada joogtada Soomaaliyeed ee Qaramada Midoobay, ayaa qudbad ka jeediyey Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, marka hore waxa uu u mahad celiyey qeybta ay golaha amaanka ka qaadatey tageerida iyo horumarka Soomaaliya, sidoo kale waxaa u xusay Danjire Kullane in isbadal lagu sameeyo qaabka iyo tirada xubaha golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, oo aan waxna laga badalin tan iyo 1965ti. marka la eego tirade dalalka ku soo biiray Qaramada Midoobay tan iyo waqtigaa, 1965tii ay ahayd 117ban dal oo xubin ka ahaa Qaramada Middobay, maanteyna tirade dalalka xubnaha ka ah Qaramada midoobay ayaa ah 193dal, Danjire Kullane ayaa yiri wadciga dunida maantey ayaa curinaysa in wax badal lagu sameeyo tirada xubaha joogtada ee Qaramada Midoobay.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Dalalka Africa oo ay Soomaaliya ka midtahay ayaa doonaayo in la kordhiyo xubnaha joogtada ee Qaramada Midoobay, oo haatan ka kooban shan xubnood oo kala ah Ingiriiska, Maraykanka, Faransiiska, Ruushka iyo Shinaha.

Sidoo kale Danjire Kullane ayaa xusay ,8 ka mid ah 18ka Dal oo ay haatan Qaramada Midoobay ka fuliso howlaha nabadeynta iyo nabad ilaalinta caalamiga ah ee Qaramada Midoobay, ay haatan ku sugan yihiin Qaarada Afrika, isla markaana 54 dal oo ka tirsan Qaaradda ay xubin ku leeyihiin , sidaas darteed waaxaa quman, in codsiga dalalka Qaaradda la tixgeliyo, isla markaana la sahlo sidii ay kursi ugu heli lahayee xubin joogta ah ee golaha Amaanka.

Previous Post

Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo ka hadlay sidii loo casriyeyn lahaa howlaha baarlamaanka

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In