Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo la soo gaba-gabeeyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Doorashada golaha deegaanka Dhuusamareeb oo la soo gaba-gabeeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u-heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaacisay liiska xildhibaannada golaha deegaanka Degmada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, kadib doorashadii ka dhacaday magaalada, taas oo lagu soo doortay xubnaha kamid noqonaya golaha degmada Dhuusamareeb.

Maalinimadii Isniinta aheyd ayaa bulshada Dhuusamareeb waxaa ay u dareertay doorashada golaha, kuwaas oo ka kooban 33 xubnood, waxaana maalintii koowaad lasoo doortay 15, xubnood, halka 18 xubnood oo kale dib looga kale doortay maalmihii xigay, waxaana wadartay xildhibaannadu tahay 33 mudane.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Golaha deegaanka Dhuusamareeb oo ah xildhibaanadii ugu horeeyay ee heer deegaan ay yeelato Dhuusamareeb ayaa maanta ladhaariyay, iyadoo ay munaasabada goob-joog ka ahaayeen wasiirka arrimaha gudaha Galmudug, gudiga doorashooyinka dowladaha hoose iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug.

Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi-waayeel oo la dardaarmay Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Dhuusamareeb ee la dhaariyey, ayaa shaaciyay in maalinta barito ah la qabanayo doorashada gudoomiyaha iyo kuxigeenka oo ay xubnaha goluhu Iska dhex dooran doonaan.

Hannaankaan lagu soo doortay golaha deegaanka Dhuusamareeb ayaa waxaa waday wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug, waxaana dhowaan lagu wadaa in doorasho nuucaan ay ka dhacdo degmooyin kale oo ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud sida Guriceel oo hoostaga maamul Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.

Previous Post

Laftagareen oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

Next Post

Wasaaradda A/Guddaha Galmudug oo tababar u furtay dhallinyarada Deegaanadaas

Next Post
Wasaaradda A/Guddaha Galmudug oo tababar u furtay dhallinyarada Deegaanadaas

Wasaaradda A/Guddaha Galmudug oo tababar u furtay dhallinyarada Deegaanadaas

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In