Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofur galbeed oo lagu wado in ay maanta dhacdo

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koofur galbeed oo lagu wado in ay maanta dhacdo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu wadaa maanta inay ka dhacdo doorashada guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur galbeed.

Ilaa Shan Musharax ayaa ku tartami doona xilka Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed,kuwaas oo ku kala tartami doonaan xilka guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Related posts

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026

Amniga magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay iyadoo laga dareemayo dhaq dhaqaaqyadii ugu dambeeyay ee loogu jiro u diyaar garowga doorashada.

Musharixiinta Maanta ku tartami doonta xilalka Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin.

1: Xildhibaan Cali Saciid Fiqi oo u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka

2: Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Nuur oo u sharaxan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

1: Xildhibaan Aamina Isaaq Maxamed oo u taagan xilka guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

2: Xildhibaan Maxamed Nuur Maxamed oo u tartami doona xilka guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

1: Xildhibaan Shamso Maxamed Yaroow oo ah Shaqsiga kaliya ee u taagan qabashada xilka guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Dalalka ku bohoobay Paris Club oo 1.4 Bilyan dollar ka cafiyey Soomaaliya+sawirro

Next Post

Ciidamada Xoogga oo fashiliyey qaraxyo lagu soo xiray xoolo nool

Next Post
Ciidamada Xoogga oo fashiliyey qaraxyo lagu soo xiray xoolo nool

Ciidamada Xoogga oo fashiliyey qaraxyo lagu soo xiray xoolo nool

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In