Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada Madaxweynaha Burundi oo ka socta dalkaas

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Doorashada Madaxweynaha Burundi oo ka socta  dalkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka Reer Burundi ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya madaxweyne cusub oo beddala madaxweyne Pierre Nkurunziza, oo xukunka hayay muddo 15 sanno ah.

In kastoo ay jirto khatarta safmarka Corona, haddana dadweyne badan ayaa aroortii horre ee saaka la arkyay iyagoo safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta si ay doorashada uga qayb qaataan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Dalkan oo ay ku nool yihiin 11 milyan, in kabadan shan milyan oo qof ayaa la filayaa inay u codeeyaan madaxweynaha cusub iyo baarlamaanka, sida ay sheegeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka.

Goobaha codbixinta ayaa la furay saaka 6-dii aroornimo xilliga maxalliga ah, waxaana lagu wadaa in la soo gabagabeeyo 4ta galabnimo.

Toddobo murashax ayaa u taagan doorashada maanta ka dhaceysa Burundi, waxaana mid kasta uu rabaa inuu beddelo Nkurunziza, laakin fallaqeeyayaasha siyaasadda ayaa sheegeya in labo ka mid ah ay yihiin tartamayaasha ugu sarreeya.

Waxay yihiin Evariste Ndayishimiy, oo ah musharraxa xisbiga talada haya ee CNDD-FDD, iyo musharaxa ugu weyn ee mucaaradka National Congress for Liberty (CNL) ee loo magacaabay Agathon Rwasa.

Musharraxiinta waxay ku ololeeyeen ballan-qaad lagu hagaajinayo dhaqaalaha, in ay shaqooyin u abuuri doonaan da’ yarta, iyo midaynta dalka.

Ololaha doorashada, oo billowday 27-ka Abriil ayaa soo dhammaaday Axaddii, waxaana hareeyay rabshado aan kala go ‘lahayn oo u dhexeeya taageerayaasha xisbiga talada haya iyo xisbiga mucaaradka ee CNL.

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay goobaha doorashada, waxaana jira cabsi la xiriirta in ay dhacaan rabshado.

W/Q: Maxamed Kaafi Cali Muumin

Previous Post

Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Next Post

Madaxweynaha Falastiin oo ku dhawaaqay in ay joojin doonaan heshiisyadii ay la galeen Israa’iil iyo Maraykanka

Next Post
Madaxweynaha Falastiin oo ku dhawaaqay in ay joojin doonaan heshiisyadii ay la galeen Israa’iil iyo Maraykanka

Madaxweynaha Falastiin oo ku dhawaaqay in ay joojin doonaan heshiisyadii ay la galeen Israa'iil iyo Maraykanka

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In