Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadweynaha Reer Madagascar oo lagu qayaasayo ilaa 10 milyen ayaa lagu wadaa in maanta ay u dareeraan goobaha codbixinta doorashada,si ay madaxweyne cusub u doortaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa la sheegaya in Ololaha doorashada ay tahay mid u dhaxeeysa labo musharax oo kala ah Marc Ravalomanana iyo Andry Rajoelina,kuwaasi oo labadoodiba horey xilal uga soo qabtay dalkaasi Madagascar.

Mushraxa lagu magacaabo Marc Ravalomanana ayaa madaxwaynaha Madagascar loo doortay 2002, balse waxaa xukunka laga qaaday ka dib markii ay dalkaasi ka dhaceen dibadbaxyo is xig-xigay oo uu horkacayay Andry Rajoelina sanadka markuu ahaa 2009.

Xiligaasi waxaa dalka Madagascar  madaxweyne ka noqday Andry Rajoelina oo markaasi ahaa duqa caasimadda Antananarivo,taasi oo ka dhigaysa in labada loolamaysa ay waxbadan ka yaqaaniin siyaasadda dalkaasi.

Beesha caalamka ayaa ayaa Labadan musharax ka mamnuucday in ay ka qaybgalaan tartankii doorashadii 2013,iyadoo xiligaasi laga walaacsanaa qalalaasiyo siyaasadeed ay dalkaasi ka dhacaan,balse Marc Ravalomanana iyo Andry Rajoelina ayaa haatan ku loolamaya xilka madaxtinimo ee dalkaasi.

Doorashadan ayaa ah wareegii labaad,waxaana Wareegii hore ee doorashada ee la qabtay 7 bishii November ee sanadkan, Andry Rajoelina uu ka galay kaalinta koowaad isaga oo helay 39% halka Marc Ravalomanana uu kaalinta labaad soo galay isaga oo helay 35% codadkii la dhiibtay

Waxaa lagu soo waramaya in dadka Codbixiyayaasha wareegii hore ee doorashada aan codkooda dhiiban ay tiradoda ahayd 45%,waxaana laga walwalsanyahay mushkilado siyaasadeed maadaama dadka u dhoon dolool arrimaha siyaasadda Madagascar ay sheegayaan in aan la filan Karin wax isbedelo ah.

Previous Post

Wasiirka Cadaalada XFS oo Furay shirka wada tashiga istaraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa

Next Post

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay sidii Deymaha looga cafin lahaa Soomaaliya

Next Post
Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay sidii Deymaha looga cafin lahaa Soomaaliya

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay Shir looga hadlayay sidii Deymaha looga cafin lahaa Soomaaliya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In