Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka Aqoonyahannada ee Maamul wanaaga iyo taageerada Galmudug oo laga hadlay

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Doorka Aqoonyahannada ee Maamul wanaaga iyo taageerada Galmudug oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoonyahannada Galmudug Qaar ka mid ah ayaa kulankan ka soo qaybgalay waxaana looga hadlayey Doorka Aqoonyahanku ku lee yahay Arimaha Dowlad Wanaaga iyo Taageerada Maamulka Galmudug.

Kulanka oo qeyb ka ah Kulamo isdaba joog ah oo uu Bulshada Qaybeheeda la yeelanayey Xildhibaan Shaacir Sheegow Maxamed ayaa waxaana dhamaan looga hadlayey in Bulshadu kaalin ku yeelato ka shaqaynta Dowlad Wanaaga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar ka mid ah ka Qaybgalayaasha oo Madasha ka hadlay ayaa soo jeediyay Habka Bulshada iyo Maamulku isula shaqayn karaan loona taageeri lahaa.

Cali Cabdullaahi Galawac Wasiiru Dowlaha Caddaaladda iyo Arimaha Garsoorka Galmudug ayaa xusay in Qof kasta oo Reer Galmudug ilaalinta Nidaamka Dowliga ahi Waajib ku yahay.

Xildhibaan Shaacir Sheegow Maxamed oo kulanka Gabagabadiisa ka hadlay ayaa sheegay in Talooyinka Bulshada uu Gaarsiinayo Hay’adaha Galmudug.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Ururada Bulshada Rayidku isugu imaanayeen Kulamo looga Arinsanayo Doorka Bulshada ee Dowlad Wanaaga, waxaana Garwadeen ka ahaa Xildhibaan Shaacir Sheegow Maxamed oo ka mid ah Xubnaha Firfircoon ee Baarlamaanka Galmudug.

Previous Post

Agaasimaha guud ee Waxbarashada oo daah-furay Kulanka wadatashiga Siyaasada Waxbarashada Carruurta.

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay  Safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya .

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay  Safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya .

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay  Safiirka Midowga yurub ee Soomaaliya .

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In