Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka Haweenka ee Doorashooyinka iyo Amniga oo laga hadlay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Doorka Haweenka ee Doorashooyinka iyo Amniga oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay doorka Haweenka ay ka qaadan karaan Amniga, Siyaasadda iyo Doorashooyinka ka dhici doona Dalka 2021 ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo loo qabtay ururka Haweenka Degmada Karaan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb gashay Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir.Jawaahir Baarqab iyo marti sharaf kale.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa haweenka ku boorisay inay dar dargeliyaan doorka ay ku leeyihiin horumarka dalka.

Guddoomiye Basma ayaa kula dardaarantay Haweenka Degmada Karaan in ay ka shaqeyaan amiga deegaanka iyo Nadafadda, isla markaana ay muujiyaan kaalinta ay ku leeyihiin arrimaha doorooyinka iyo amniga.

Previous Post

Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Puntland oo ansixiyay xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee shaqaalaha rayidka ah “SAWIRO”

Next Post
Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Puntland oo ansixiyay xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee shaqaalaha rayidka ah “SAWIRO”

Golaha Wakiilladda Dowlad Goboleedka Puntland oo ansixiyay xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee shaqaalaha rayidka ah “SAWIRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In