Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal “Akhriso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal “Akhriso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta maamul cusub u magacaabay degmada Balanbal e gobolka Galgaduud, kuwaasi oo looga fadhiyo inay dar dargeliyaan howlaha loo idmaday.

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Jaamac Xasan Salaad Sheelare oo xafiiskiisa ka soo baxday Wareegtada lagu magacaaabay Maamulka cusub ayaa Warbaahinta u akhriyay wareegtada

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
  1. Jaamac Xayle Maxamed waxaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Balanbal,
  2. Cabdirisaaq Cabdi Xalane, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad,
  3. Cabdi Xaaji Xasan Guddoomiye ku-xigeenka labaad,
  4. Cabdullaahi Xasan Barre Xoghayaha dowladda Hoose,
  5. Cabdi Faarax Warsame Madaxa Waaxda Amniga iyo siyaasadda,
  6. Saalax Cabdulle Aadan madaxa Waaxda Arrimaha bulshada,
  7. Dhakal Qurac Cali madaxa Waaxda maamulka iyo Maaliyadda,
  8. Cabdi Muuse Cali Taliyaha booliska ee degmada,
  9. Cawil Cabdi Yuusuf Taliyaha Nabad sugidda degmada,
  10. Cabdifataax Daahir Buldhe kaaliyaha Waaxda Amniga iyo siyaasadda,
  11. Feysal Siyaad Caanood kaaliyaha Waaxda Arrimaha bulshada,
  12. Shirwad Cali Kulane kaaliyaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda,
  13. Cabdi Caanood Guuleed kaaliyaha Waaxda Garsoorka,
  14. Sheekh Faarax Cilmi Faarax Qaaliga Degmada,
  15. Gambeys Xasan Gurato Madaxa Waaxda Bi’ada iyo dhirta

Guddoomiyaha cusub ee degmada balan bal Jaamac Xayle Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay xilka loo magacaabay, waxaana uu shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan.

“Maamulka Galmudug ayaa na magacaabay, sida aad ogtihiin maamulkiii hore runtii way ku qanceen magacaabista, qorshahayagu waxa uu yahay in aan ka shaqeyno arrimaha bulshada iyo horumarka degmada, nabadeynta beelaha wada dega degmada iyo in aan ku shaqeyno siyaasadda dowlad goboleedka Galmudug” ayuu yiri Jaamac

Guddoomiyaha ayaa xusay in magacaabista ay maanta soo baxday, isla markaana qorsahu uu yahay in berito ay xilka la wareegaan, isla markaana ay xoogga saaraan xaqiijinta amniga degmada.

Cabdikariin Axmed Bulxan

Previous Post

Daawo sawirrada: Arday ka qalin jebisay jaamacadda Jamhuuriya oo shahaaddooyin la guddoonsiiyay

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In