Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlad Goboleedka Galmudug oo Dhuusamareeb  ka dhagax dhigay dhismaha Dugsiga umulisooyinka “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Galmudug oo Dhuusamareeb  ka dhagax dhigay dhismaha Dugsiga umulisooyinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah Magaalada Dhuusamareeb kaga bilaawdey dhismaha Dugsiga umulisooyinka Gobolada Dhexe oo ay wax ka bartaan doonaan  Haweenka doonaya aqoonta la xiriirta xirfadan  muhiimka u ah Hooyada iyo dhalaanka.

Dhismaha Dugsigan oo ka koobnaan doona qaybo wax lagu baro Ardayda iyo guriyo ay jiiftaan ayaa dhulka laga hirgalinayo waxaa ku deeqday Dowlada Hoose ee Dhuusamareeb, iyadoo mashruuciisu yahay mid ku bilaabmaya iskaashi ay sameynayaan bulshada Deegaanka iyo Maamulkaba sida uu dhagax dhiga ka sheegay guddoomiyaha Dhuusamareeb ahna duqa Caasimada macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiir Dowlaha Caafimaadka Galmudug Axmed Faafaale oo dhankiisa ka waramey kaalinta Ardayda  iskuulkani ka baxda ay ku leedahay Caafimaadka bulshada ayaa xusey in ay qaadan doonaan kaalin wax ku ool ah inta dhismuhu socdo.

Ugu dambeyn wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore ayaa ugu baaqey bulshada Waxbarashada jecel ee reer Galmudug in ay muruq iyo maalba isugu geeyaan ka miro dhalinta dadaalkan bilaawga ah ee lagu dhisayo Iskuulkan.

Dugsiga umulisooyinka xirfadeysan ee Galgaduud oo mudo dhowr sano ah ku shaqeynayay xarumo gaar loo leeyahay ayaa soo saara umulisooyin intooda ugu badan ka howlgasha isbitaalada Deegaanada Galmudug.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo xarun ka Furanaysa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada  Galmudug.

Next Post

Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaray 11 sargaal oo ku lug lahaa afgambigii ka dhacay Myanmar

Next Post
Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaray 11 sargaal oo ku lug lahaa afgambigii ka dhacay Myanmar

Midowga Yurub oo cunaqabateyn saaray 11 sargaal oo ku lug lahaa afgambigii ka dhacay Myanmar

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In