Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlad goboleedka Galmudug oo xoojineysa la dagaallanka Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Galmudug oo Meelmariyay Wasiirrada Mamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shegay inay bilaabayaan howlgallo lagula dagaalamayo maeleshiyaadka Al-Shabaab, si looga saaro guud ahaan deegaannada maamulka Galmudug, iyagoo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka Amniga gudaha ee Dowlad goboleedka Galmudug Cismaan Ciise Taar-duleed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay inay bilaabayaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, si deegaannada maamulka looga sifeeyo, waxaana uu shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta ciidamada amniga.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Cismaan Ciise Taar-dhuleed ayaa xusay in dhawaan bulshada ku dhaqan degmada Xarardheere iyo deegaanada hoostaga ay iska caabiyeen duulaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku soo qaadeen dadka deegaanka, waxaana uu intaa raaciyay in iyaga oo kaashanaya dadka deegaanka ay ka saari doonaan meelaha ay shacabka ku dhibaateynayaan,

“Nimanka argagixisada Al-Shabaab, waa niman jid iyo jaho diid ah, runtii dadka deegaanka iyo ciidanka galmudug waxa ay dagaallo maleeshiyaadka Al-Shabaab kula galeen deegaanno u dhaw xadka ay wadaan gobolada Mudug iyo Galgaduud, runtii halkaasi waa laga saaray, waxaana qorsheyneynaa in aan sii xoojino dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shirka Wadatashiga Hindise Sharciyeedka xisbiyada oo galay maalintii labaad

Next Post
Wasaaradda Arrimaha gudaha oo furtay shir looga tashanayo sharciyada xisbiyada siyaasadeed “SAWIRRO”

Shirka Wadatashiga Hindise Sharciyeedka xisbiyada oo galay maalintii labaad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In