War-saxaafadeed ay soo saareen guddi loo xilsaaray xalinta colaadda Beledweyne ayaa amaar ku bixiyay in la joojiyo dagaalka dhiiga ku daadanaya, isla markaana waxkasta lagu xaliyo miiska wada hadalka.
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad XFS oo daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista xaaladda Beniโaadannimo ee dalka
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...












