Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo baaq Nabadeed u dirtay dadka ku nool deegaanada Hirshabeelle

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo baaq Nabadeed u dirtay dadka ku nool deegaanada Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhaweeysay dadaalladii lagu kala dhex galay beello Walaallo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hirshabeelle.

Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle, Cismaan Cabdullaahi Dhoore oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa uga mahadceliyay Odayaasha dhaqanka kaalintii ay ka qaateen xalinta dagaal beeleed ka dhacay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in la kala qaaday labadii beellood ee walaallaha ahaa,isagoona ugu baaqay dadka ku nool deegaanada dowlad Goboleedka Hirshabeelle in ay ka shaqeeyaan Nabadda si uusan dib ugu soo laaban dagaal dhex maro beello walaallo ah.

Hadalka Wasiir ku xigeenka ayaa yimid ka dib markii dhawaan labbo beel oo Walaallo ah ay ku dagaalameen deegaanno hoos yimaada degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Tags: Daud Haji Cirroseyd omar sheikh ismail
Previous Post

Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta XFS ooMagaalada Kigali ee dalka Rwanda uga qeyb galay Aqoon-Isweydaarsiku saabsanaa falanqeynta Sahanka Caafimaadka iyo Macluumaadka dadka Soomaaliyeed.

Next Post

Suldaan Seed “Shacabka Galmudug diyaar ayay u yihiin Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha” Dhageyso

Next Post
Suldaan Seed “Shacabka Galmudug diyaar ayay u yihiin Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha” Dhageyso

Suldaan Seed "Shacabka Galmudug diyaar ayay u yihiin Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha" Dhageyso

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In