Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowlada Soomaaliya oo Amisom kala wareegtay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho’’Sawirro’’

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Dowlada Soomaaliya oo Amisom kala wareegtay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho’’Sawirro’’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukumada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kula wareegayay Kulliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Munaasabada ayaa waxaa goob joog ahaa Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ahna Abaandullaha  taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka, Wasiiru Dowlaha wasaaradda gaashandhigga, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Saraakiil ka socday Amisom iyo Turkiga.

Kooxda fanaaniinta Horseed ee Ciidanka Xogga Dalka ayaa goobta kusoo bandhigay suugaan ka hadleysay wadaniyadda.

Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General; Bile Ibraahim Aadan oo Munaasabadda ka hadlay ayaa ka sheekeeyay taariikhda kuliyadda Jaalle Siyaad, wuxuuna sheegay in kulliyaddu ay qeyb weyn ay ka qaadatay dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa tilmaamay in ka bixitaanka Ciidanka Amisom ee kulliyaddan ay qeyb ka tahay waqtiga kala guurka ee Ciidamada Midowga Africa ee Amisom.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada gaashandhigga Xukumada Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa, ayaa xusay in Dowlada Soomaaliya ay dedaal adag ay ku bixin doonto dhismaha kulliyadda.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukumada Soomaaliya, Mahdi Maxamed guuleed,ayaa uga mahadceliyay Ciidanka Amisom muddadii ay Gacanta ku hayeen kulliyadda.

Previous Post

QM oo ku baaqday in la dedejiyo baarista Kiiska Caa’isha Ilyaas oo dhawaan lagu dilay Gaalkacyo.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka: La Wareegidda Kulyadda Jaalla Siyaad waa tillaabo Amni oo Dawladdu Horay U Qaaday

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka: La Wareegidda Kulyadda Jaalla Siyaad waa tillaabo Amni oo Dawladdu Horay U Qaaday

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka: La Wareegidda Kulyadda Jaalla Siyaad waa tillaabo Amni oo Dawladdu Horay U Qaaday

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In